Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal waxaa maanta lagu soo bandhigay boqolaal ciidamo ah oo ay sameysteen dadka deegaanka, ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay khidmadaha lagu kordhiyay dekedda magaalada Boosaaso ee ka cabanayso ganacsatada. Madaxweyne Deni ...
Puntland waxay maanta ku jirtaa marxalad dhaqaale oo adag, taas oo ay isku biirsadeen arrimo gudaha iyo dibadda ka yimid.
Xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa ka hadlay sababta uu madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mid noqon waayay Golaha Mustaqbalka oo ay ku mideysan inta mucaaradka Soomaaliya, Puntland iyo Jubala ...
Xukuumadda Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xirtay wariye Maxamed Jaamac Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala gobolka Bari, gaar ahaan magaalada Boosaaso. Wariye Maxamed Jaamac ...
Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya Charles King ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro). Labada dhinac ...
Waxaan aad uga walaacsanahay xirnaanshaha dekedda, shirkadaha ganacsiga iyo suuqa weyn ee magaalada Boosaaso, kadib khidmado ...
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa xiran maalintii labaad, halka dekedduna xiran tahay maalintii labo iyo tobbaad oo xiriira. Dowladda iyo ganacsatada ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku ...
Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay xulka Switzerland. Sidoo kale xulka Ingiriiska oo sanadkan wacdaro ...
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka oo sabti ah xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo xiran maalintii 11-aad. Ganacsatada ayaa ka biyo diiday khidmad cusub oo ...
President Hassan Sheikh Mohamud, whose government followed Puntland State’s precedent by pursuing amendments to the ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results