Xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa ka hadlay sababta uu madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mid noqon waayay Golaha Mustaqbalka oo ay ku mideysan inta mucaaradka Soomaaliya, Puntland iyo Jubala ...
Puntland waxay maanta ku jirtaa marxalad dhaqaale oo adag, taas oo ay isku biirsadeen arrimo gudaha iyo dibadda ka yimid.
Waxaan aad uga walaacsanahay xirnaanshaha dekedda, shirkadaha ganacsiga iyo suuqa weyn ee magaalada Boosaaso, kadib khidmado ...
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa xiran maalintii labaad, halka dekedduna xiran tahay maalintii labo iyo tobbaad oo xiriira. Dowladda iyo ganacsatada ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku ...
Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay xulka Switzerland. Sidoo kale xulka Ingiriiska oo sanadkan wacdaro ...
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka oo sabti ah xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo xiran maalintii 11-aad. Ganacsatada ayaa ka biyo diiday khidmad cusub oo ...
President Hassan Sheikh Mohamud, whose government followed Puntland State’s precedent by pursuing amendments to the ...
Wiil da’ yar oo lagu magacaabo Maxamed Diiriye Catoosh ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dilka ayaa ka dhacay faaxadda Garsoor, waxaana wararku sheegayaan in ay ...
Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa kan keliya ee wareegga siddeed dhammaadka ku matalayay qaarada ...
Qudus (Wararka PP) — Rahm Emanuel oo mar ahaa Duqa Magaalada Chicago ayaa sheegay in Netenyahu uu soo afjaray taageeradii ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe ka furay shirweyne loogu magac-daray xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta hay’adaha dowladda. Shirkan oo ay ka wada ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results